Talennet Somalisch
Somalisch - Nederlands woordenboek
Beknopt Somalisch - Nederlands leerwoordenboek
| aabo | vader |
| Aan u cunteeno ama aan u cabno sidii anagoo beri dhimaneyna! | Laten we eten en drinken, want morgen zijn we dood |
| aayo | stiefmoeder |
| abukate | advocaat |
| adaa mudan | graag gedaan |
| adeer / abti | oom |
| adeer hooyo qabo | stiefvader |
| Adreeskaga ma I siin karta? | Mag ik jouw adres hebben? |
| Aniga aad ayaan adiga kuu jeclahay! | Ik ben toch zo verliefd op jou! |
| Aniga xataa waan ku jeclahay! | Ik ook van jou! |
| aqoonsasho | herkenning |
| aqoonsi | identificatie |
| arday | student |
| aroos / guur | trouwdag |
| askari | militair |
| atoore / jilaa | acteur |
| awoowe | grootvader |
| awoowe ama ayeeyo | grootouders |
| ayeeyo | grootmoeder |
| balan | afspraakje |
| Balan ma wada sameysan karna oo ma i raaci kartaa? | Wil je met me uitgaan? |
| barashada xirfada | carrière, loopbaan |
| barasho ama isbarasho | kennis |
| barfasoor / macalin jaamacad | professor |
| beeraley/ beerfale. | boer |
| Beri ayaan is arki doona | tot morgen |
| Bisha danbe ayaan is arkeena | tot volgende maand |
| boostale | postbode |
| Cabirka maalinta | pluk de dag |
| cadaadin / culeys. walaac iyo walwal | stress |
| Caruur / Ilmo | Kinderen |
| cilmu nafsi | psychologie |
| cunug | kind |
| cunug | kind |
| cunug yar | baby, zuigeling |
| cunug/ilmo | kind |
| cunuga awoowe ama ayeeyo loo yahay | kleinkind |
| da’da qaangaarka | puberteit |
| daaweyn ( waliba mid dabiici ah) | therapie |
| dab damiye | brandweerman |
| dagaal gardaro ah bilaawid | agressie |
| damiir | geweten |
| dareen | gevoel |
| dareensanaan / ogaan / miyir qaba | bewustzijn |
| daris | buur |
| dhageyso | luisteren |
| dhalasha cunuga | bevalling |
| dhalasho | geboorte |
| dhaqtaka cilmi nafsiga | psychiater |
| dhaqtar | arts |
| dhaqtarka cilmi nafsiga | psycholoog |
| dhaqtarka cilmi nafsiga | psycholoog |
| dhaqtarka ilkaha | tandarts |
| dhaqtarka xaywaanka | dierenarts |
| dhimanaayaa | sterven |
| dhimasho | dood (zelfstandig naamwoord) |
| dhimasho dabiici ah | natuurlijke dood |
| dhimo | sterven |
| dhintey | dood (bijvoeglijk naamwoord) |
| dhunkashada sida faransiiska | tongzoen |
| digtooni / foojignaan | aandacht |
| diidis / inkiraad | ontkenning |
| dulaal | makelaar |
| dumaashida | schoonzus |
| dumaashiga | zwager |
| dumarka marka ay cadad/xaydka uu ka tagaayo | overgang |
| duuliye | piloot |
| eedo / habaryar | tante |
| fadlan | alstublieft |
| fadlan i soo wac! | bel me! |
| faraantiga arooska | trouwring |
| farshaxaniste | kunstenaar |
| fikrad | gedachte |
| foorniiste / qofka wax duba, waliba rootiga | bakker |
| gabadha la guursanayo | bruid |
| gabadha saaxiibada ah (la socoshada guurka ka hor) | vriendin |
| gabadha saaxiibada ah (la socoshada guurka ka hor) | vriendin (liefde) |
| gabadheyda | dochter |
| gabdha aayo ama adeer hooyo qabo dhalay | stiefzus |
| gabdha walaalshay / walaalkey dhalay | nicht (dochter van je broer of zus) |
| gabdhan awoowe/ayeeyo u ahay | kleindochter |
| gade / iibiye | verkoper |
| garaadka dahsoonee qofka | onderbewustzijn |
| guriga dadka wayeeylka ah lagu hayo | bejaardentehuis |
| Guur | Huwelijk |
| haa | ja |
| Haa waan jeclaan lahaa. | Ja, dat lijkt me leuk. |
| Haa. Isii mac | Ja, ga je gang |
| Haa. Waan sameynayaa | Ja, ik wil |
| habeen wanaagsan | goedenacht |
| habeen/ fiid wanaagsan | goedenavond |
| Hadoow aan is arkeena | tot straks |
| hagaajiye / ku dare | redacteur |
| hallow | hallo |
| hi | hoi |
| hoostees | stewardess |
| hooyo | moeder |
| howl –gab | pensioen |
| Ilaa iyo dhimasho ay na kala kaxeeyso | tot de dood ons scheidt |
| ilmaha dadooda u dhaxeysa 13 – 19 jir. | tiener |
| ilmaha waalidkooda. dhintey | wees |
| ilmaha yar ilaa iyo afar jir | peuter |
| In aan ku barto wax fiican ayey aheed. | Het was leuk je gekend te hebben. |
| ina adeer / abti | neef (zoon van je oom of tante) |
| ina adeertey / abtidey | nicht (dochter van je oom of tante) |
| injineer | ingenieur |
| Inteed ka timid? | Waar kom je vandaan? |
| intuusan da’da iskuulka gaarin | kleuter |
| is dilid | zelfmoord |
| Isbuuca danbe ayaan is arki doona | tot volgende week |
| iska-yeel-yeel | imitatie |
| jaah-wareer / masiibo | trauma |
| jaalle/saaxiib | collega |
| jaan-tus ama tusmo muujineysa faraca-reer / qoys | stamboom |
| jaceel | houden van |
| Jaceel | Liefde |
| jaceel hayo | verliefd zijn |
| jaceelka xaywaanka yar loo qabo | kalverliefde |
| joornaliiste | journalist |
| ka fikir | denken |
| kac-sanaanta | hysterie |
| kalkaaliye /kalkaaliso | verpleegkundige |
| kariye | kok |
| kawaanle | slager |
| kicin ama sabab u noqosho | motivatie |
| kobcin / korin | opvoeding |
| ku dheh | zeggen |
| la dhaqan | gedrag |
| la dhasho | geboren worden |
| la guursado | trouwen |
| la hadal | praten |
| la hadal | spreken |
| la kobcinayo / la korinayo | opvoeden |
| la mehriyey | verloving |
| la qabo | getrouwd |
| laga yabaa | misschien |
| Ma i guursaneysaa? | Wil je met me trouwen? |
| ma la siiyo / la dhunkado | zoenen, kussen |
| Ma xuma | Het gaat wel |
| maalin wanagsan | goedendag |
| maalinta jaceelka | Valentijnsdag |
| maalmaha arooska la yahay | huwelijksreis |
| maamule | manager |
| maamulka maamulaha | directeur |
| mac / dhunkasho | zoen, kus |
| Mac ma ku siin karaa? | Mag ik je kussen? |
| macalin | leraar |
| macamiil / kalayent | cliënt |
| macsalaamo | afscheid nemen |
| Macsalaamo | vaarwel |
| madiido. qof madiido lagu sameyey | hypnose |
| Magacaa? | Hoe heet je? |
| Magacayga waa … | Ik heet... |
| malaayle | visser |
| maqal | horen |
| marti | gast |
| maskax | hersenen |
| mataano | tweeling |
| maya | nee |
| Maya. Wali. Hadhoow waa laga yabaa | Nu nog niet, misschien later. |
| maydaka oo la gubo | crematie |
| Meeqa ayaad jirta? | Hoe oud ben je? |
| meher | verloofd |
| muusikiiste | muzikant |
| naagta dariskaga ah | buurvrouw |
| Nabad galyo | dag |
| Nabad galyo | tot ziens |
| nadiifiye | schoonmaker |
| naf ka qaadida xanuunka yar | euthanasie |
| nin boolis ah | politieagent |
| ninka dariskaga ah | buurman |
| ninka xaaskiisa ay ka dhimatey | weduwnaar |
| ninkeyga | man |
| niyad jab / murugo | depressie |
| nolaado | leven (werkwoord) |
| nolosha | leven (zelfstandig naamwoord) |
| nolosha dhaxda ah | middelbare leeftijd |
| nootaaye | notaris |
| ogolaansho | acceptatie |
| qaali / garsoore | rechter |
| qaan-gaar | puber |
| qabuuraha | kerkhof, begraafplaats |
| qibrad | ervaring |
| qof an waxbo u qorsooneyn | extravert |
| qof ku jira sanooyinka qaan-gaarka | jongere |
| qof ku taqasuusay saynis | wetenschapper |
| qofka afka-gaaban | introvert |
| qofka biraha sanceeya. | smid |
| qofka dhintey oo la gubayo | crematie |
| qofka dumarka ah ee ninkeeda ka dhintey | weduwe |
| qofka geerida gashey oo murugoonaya | rouw |
| qofka hadalka ku turjumo | tolk |
| qofka kula safraayo | reisgenoot |
| qofka qoraalka ku turjumo | vertaler |
| qofka sawira naqshadaha dhismayaasha | architect |
| qora | schrijver |
| qoys / reer | gezin |
| qoys / reer | familie |
| qurmis | ontbinding |
| rinjiile | schilder |
| riyo | droom |
| saaxiib | kameraad, makker, maat |
| saaxiibka | vriend (vriendschappelijk) |
| Saaxiibo | Vrienden en bekenden |
| saaxiibta | vriendin (vriendschappelijk) |
| saaxiibtanimo | vriendschap |
| sabab | verstand |
| safar wanaagsan | goede reis |
| salaan | begroetingen |
| Sana dabe ayaan is arkeena | tot volgend jaar |
| See tahay? | Hoe gaat het? |
| shaqaale | arbeider |
| shaqo | werken |
| shaqsiyada | persoonlijkheid |
| shucuur wadaagis | empathie |
| shufeer | chauffeur |
| Sideen kuu jeclahay, waxaan ku sheego ma garanayo! | Woorden schieten tekort om uit te drukken hoeveel ik van je houd! |
| siyaabaha qof u dhaqmo ama wax u arko | houding |
| siyaasi | politicus |
| sodog | schoonvader |
| sodoh | schoonmoeder |
| Soo dhawoow | Welkom |
| subax wanaagsan | goedemorgen |
| tacsi | begrafenis |
| tacsi | begrafenis |
| Taleefoonkaga ma i siin kartaa? | Mag ik je telefoonnummer? |
| timo hagaajiye | kapper |
| tuubiiste | loodgieter |
| u adeegaha shacabka | ambtenaar |
| u murugoonaya | rouwen |
| u sheeg | vertellen |
| ugaarsade | jager |
| uur | zwangerschap |
| uur ayay leedahay | zwanger |
| uur qadid | conceptie |
| waa ku faraxsanahay in aan ku bartey | aangenaam kennis te maken |
| waa qof maamule ah oo shirkadiisa waxii dhib iyo dheef ka imaada masuul ka ah | ondernemer |
| waad mahadsantahay | bedankt |
| Waan ku jeclahay! | Ik houd van jou! |
| waardiye | bewaker |
| waayeel | bejaarde |
| wada hadal yar | een gesprek voeren |
| walaalkey | broer |
| walaashey | zus |
| warqad jaceel ah | liefdesbrief |
| Waxaa lagaa sameyey dhooqada dhulka, waadna u noqon doonta dhulka | Want uit stof ben je gemaakt en tot stof zul je wederkeren |
| Waxaa tahay jaceelka nolosheyda! | Jij bent de liefde van mijn leven! |
| Waxaan jiraa….. sano. | Ik ben .... jaar oud |
| Waxaan ka imid Belgium | Ik ben Belg |
| Waxaan ka imid Holand | Ik ben Nederlander |
| Waxaan ku rajeynayaa nolol fiican inta nolosha kaga dhiman. | Ik wens je het beste voor je verdere leven. |
| Waxaan ku siina adareeskeyga | Ik zal je mijn adres geven. |
| Waxaan kuu soo qorayaa warqad. | Ik zal je schrijven. |
| Waxaan rabaa in aan adiga kula duqoowo! | Met jou wil ik samen oud worden! |
| Waxaan rajeynaya in aan malin kale is aragno | Ik hoop dat we elkaar ooit weer zien. |
| Waxuu ahaa habeen aad u fiican | Ik heb het erg naar mijn zin gehad vanavond. |
| wiilka aayo ama adeerka hoouo qabo dhalay | stiefbroer |
| wiilka guursanyo | bruidegom |
| wiilka saaxiibka ah (la socoshada guurka ka hor) | vriend |
| wiilka saaxiibka ah (la socoshada guurka ka hor) | vriend (liefde) |
| wiilka walaashay / walaalkey dhalay | neef (zoon van je broer of zus) |
| wiilkan awoowe/ayeeyo u ahay | kleinzoon |
| wiilkeyga. | zoon |
| xaaska | vrouw |
| xaqiiqdii saas uma fiicna | het gaat niet zo goed |
| xasuusnow in aad dhimaneysid. | gedenk te sterven |
| xirfado | beroepen |
| xisaabiye | boekhouder |
| xoog-saaris | concentratie |
| xusuus | geheugen |
© 2011 Harm Schoonekamp | contact | Talennet | FAQ | sitemap
"Geld stinkt niet. "





Maak jouw eigen website met JouwWeb